Dugsiga Hoose/dhexe iyo Sare ee Mustaqbal waxaa ka socota isqorista Ardayda
Qeybaha kala duwan sida Barbaarinta, Dugsiga hoose, Dugsiga dhexe iyo Dugsiga Sare
Diiwaan galintu waxa ay ka socotaa Xafiiska Dugsiga Fadlan Hor U gaar
Halkaan waxaa kuugu diyaar ah aqoon tayeysan iyo macalimiin tayeyesan
wixii faahfaahin ah kala xiriir
Tell: 0619042603
Tell: 061 8775177
Tell: 061 8960570
Email: mustaqbal.pri.sec.school@gmail.com
Mustaqbal Primary and Seondary School
Kusoo dhowaada Booga Mustaqbal School
ReplyDelete